Sawirro: Guddiga Gurmadka Abaaraha oo biyo dhaamin u sameeyey tuulooyinka Cadaado

Guddiga Gurmadka abaaraha degmada Cadaado ayaa biyo dhaamin u sameeyey saddex tuulo oo hoostaga degmada Cadaado. Tuulooyinka Qaradhi, Galaambe iyo Baabuurharsi ayay shalay biyo dhaamintan laga sameeyey, 150 fuusto ayaa la gaarsiiyey tuulooyinkaas, waxayna tani bilow u tahay biyo dhaamin ay gudigu u sameynayaan tuulooyinka degmada Cadaado. Guddiga gurmadka abaaraha Cadaado ayaa ah guddi isku […]

Continue Reading

Wariye ka tirsan Universal Tv oo la qarxiyey

Gaari Nuuciiso ahaa Filler oo uu lahaa Wariye Cabdixamiid Karazaay oo ka tirsan Tv-ga Universal ayaa Qarax  loogu xiray Gaarigiisa waxaa uu ka dhacay degmada Xamar -weyne Gaar ahaan kasoo horjeedka Shaleemo Supper. Qaraxa ayaa waxaa Wariyaha loogu xiray Kursiga uu Fadhiisto waxaana soo gaaray dhaawac Culus. Sidoo kale labo qof oo goobta Marayay ayaa la sheegay […]

Continue Reading

Madaxweyne Cosoble oo soo dhaweyey ansixinta Golaha Wasiiirada Hirshabelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa soo dhaweeyey ansixintii Golaha Wasiirrada cusub ee Hirshabeelle ee uu dhowaan soo magacaabay, iyadoo Baarlamaanka Hirshabeelle tallaabada horumarka leh ay Codka Kalsoonida ku siiyeen Golaha Wasiirada uu ku ammaanay. Barlamaanka ayaa maanta u codeeyay si aqlabiyad ahna ku ansixiyay xukuumadda cusub ee uu Madaxweyne […]

Continue Reading

Sawirro: Guddiga Gurmadka Abaaraha oo Lacag gaarsiiyey Bukaanada Jiifa Isbitaalka Cadaado

Guddiga gurmadka abaaraha degmada Cadaado ayaa shalay deeq lacag ah gaarsiiyey bukaanada uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ee ku jira isbitaalka guud ee degmada Cadaado. Lacag gaaraysa 27 milyan oo shilin soomaali ah ayaa la gaarsiiyey bukaanada, guddiga gurmadka abaaraha iyo masuuliyiinta isbitaalka ayaa wadajir u qeybiyey lacagtan 130 bukaan oo isbitaalka jiifa. Qaar […]

Continue Reading

Dowlad Goboleedka GalMudug maxaa la gudboon? W/Q: Eng. Yarisow

Dowlad Goboleedka GalMudug maxaa la gudboon? W/Qorey: Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) Maqaalkan waxaan ku eegayaa ama ku falanqeynayaa xaalada Dowlad Goboleedka GalMudug, iscasilaada Madaxweynaha GalMudug, caqabadaha jira iyo fursadaha ka dhalan kara doorashada Madaxweynaha cusub ee GalMudug iyadoo aan raacinayo tallooyin ku aadan sida aan u arko in xal loogu helo. Waxey aheyd 4tii […]

Continue Reading

Xassan Daahir Aweys oo la wareystay

Wareysigan oo warbixin badan ay ku dhex jirto ayaa noqonaya markii ugu horeysay ee Sheekh Xasan Daahir uu wareysi siiyo saxaafadda ama loo ogolaado in saxafiyiin uu la hadlo. Weriye Michelle Shephard oo dhinaca ammaanka uga soo warrantay jariirada Toronto Star ayaa la kulantay Sheekh Xasan Daahir, waxayna sheegtay in kulanka uu dhacay intii uu […]

Continue Reading

Sawirro: Ardayda Jaamacadda SIMAD oo deeq daawo ah gaarsiiyey isbitaalka Cadaado

Ardayda jaamacadda SIMAD qeybta Cadaado ayaa deeq daawo ah gaarsiiyey isbitaalka guud ee magaalada Cadaado, ardayda ayaa dhaqaale ay iska soo ururiyeen kusoo gaday daawo lagula tacaalo bukaanada uu soo ritay shubanka. Guddiga arday SIMAD-Cadaado ayaa deeqdaan ku wareejiyey howlwadeenada isbitaalka, waxaana masuuliyiinta isbitaalka ka mahad celiyeen deeqdan oo isugu jirtay faleebooyin iyo daawooyin lagula […]

Continue Reading

Hanti-dhowrka Guud Qaranka oo xaqiijiyey in xafiiskiisa la jabsaday

Hanti-dhowrka Guud Qaranka  Dr. Nuur Faarax oo hadal kooban siiyay Radio Dalsan magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay jirto in xafiiskiisa la jabsaday, balse uu dib ka faah faahin doono. Waxaa uu sheegay inay jiraan dad loo qab qabtay, balse waxaa uu ka gaabsaday inuu arrintan taleefan uga hadlo, isla markaana ay socdaan baaritaano. Xafiiska Hanti […]

Continue Reading

Sawirro: Ganacsade Xasan Qonjor oo 74 booyadood oo biyo ah ugu deeqay tuulooyinka degmada Cadaado

Ganacade Xassan Maxamad Cali (Xasan Qonjor) ayaa 74 booyadood oo biyo ah u dhaamiyey dadku abaartu saameysay ee ku nool tuulooyinka hoostaga degmada Cadaado. Biyo dhaamintaan ayaa waxaa ka faa’iideystay bulshada ku dhaqan tuulooyinkaas, waxaana xusid muddan inuu yahay ganacsade u damqaday bulshadiisa. Ganacsadaha ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, waxaana howshaan wakiil uga ahaa Muumin […]

Continue Reading