Dhageyso: Farmaajo Muxuu ka yari 2015 wasiiradii uu magacaabay Cumar C/rashiid?
Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay soo bandhigtay xukuumad ka kooban 68 xubnood oo 42 ka mid ah ay xildhibaano yihiin, waxaana xusid mudan in shacabku sugayeen xukuumad kooban oo la jaanqaadda baahidda dalka. hadaba halkaan ka dhageyso wareysi oo u idaacadda kulmiye siiyey Janaayo 2015 Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xiligaas ahaa […]
Continue Reading