Akhriso: Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo Warqad Jawaab u diray RW Kheyre
Gudoomiyaha Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa warqad jawaab u ah codsigii Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, oo ahaa in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Galmudug, warqadda ayaa u qorneyd sidan.
Continue Reading