Barlamaanka oo Ansixiyey Xukuumadda cusub
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa golaha wasiirada cusub maanta horgeeyey Barlamaanka Soomaaliya. Waxaana Kheyre halkaas ka jeediyey Barnaamijka Xukuumadda cusub, oo ay ugu muhiimsaneyd La dagaalanka musuqmaasuqa, sugidda amniga iyo hirgalinta doorasho qof iyo cod. Waxaana fadhiga joogay 241 xildhibaan. Intaas kadib ayaa xukuumadda waxaa loo qaaday codka kalsoonida, natiijada ayaa waxaa ku […]
Continue Reading