Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wafdiga Ahlu sunno
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay madaxda Ahlu Sunnah Wal Jamaacah si looga dardargeliyo wadahadallada magaalada Muqdisho uga socda dowlad goboleedka Galmudug iyo maamulka Ahlu sunno. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdi Faarax Juxa, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Yuusuf Garaad Cumar iyo Wasiiru […]
Continue Reading