Sarkaal ka tirsan ilaalada C/wali Gaas oo Galkacyo lagu dilay
Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga magaalada Galkacyo dhinaca Puntland waxa ay ku toogteen sarkaal sare oo ka tisranaa Ciidamada Puntland, sarkaalkan ayaa ka mid ahaa ilaalada Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas. Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Xasan Cabdiraxman “Gaandi”, Ragga hubeysan ayaa la sheegay in dhowr Xabadood ay sarkaalka ku dhufteen islamarkaana […]
Continue Reading