Home » Entries posted by Hafsa Haji (Page 3)

Stoke City Oo Ku Biirtay Tartanka Loogu Jiro Weeraryahanka Liverpool Daniel Sturridge

Share This Post

Stoke City ayaa lagu soo waramayaa inay u aragto weeraryahanka Liverpool Daniel Sturridge inuu diirada u saaran yahay marka uu suuqa kala iibsiga furmo bisha Janaayo. Horaantii Isbuucaan, Potters ayaa lala xiriirinayay inay u dhaqaaqdo Sturridge saaxiibkiisa Danny Ings, kaasoo loo ogolaan lahaa inuu ka tago Anfield xilli ciyaareedka 2018ka.…

Arsenal Oo Dib U Soo Nooleeyneysa Xiisaha Ay U Hayso Riyad Mahrez

Share This Post

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay dib u soo ceshato tartanka loogu jiro saxiixa kubad sameeyaha kooxda Leicester City Riyad Mahrez. xagaagii hore, Arsenal ayaa ka mid aheyd dhowr kooxood oo xiiseynayay Mahrez, kaasoo doonayay inuu ka tago King Power Stadium si uu u qaado tartan cusub. Xiddiga…

Ajax Oo U Magacawday Erik Ten Hag Tababaraha Cusub Ee Kooxda

Share This Post

Ajax ayaa u magacawday macalinka cusub ee kooxda tababarihii hore ee naadiga FC Utrecht ee Erik ten Hag . 47 jirkaan ayaa qaban doona kooxda Eredivisie 1da Janaayo, isagoo heshiis labo sanno iyo bar ah ku qaadanaya kooxda Johan Cruyff Arena. Ten Hag wuxuu bedelay Marcel Keizer kadib markii la…

Mauricio Pochettino Oo Noqon Kara Tababaraha Xiga ee Paris Saint-Germain

Share This Post

Mauricio Pochettino ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu bartilmaameed u yahay Paris Saint-Germain. Qandaraaskii Unai Emery ee PSG ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedka, waxaana kooxda ka dhisan Ligue 1 lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso inay u soo bandhigto macalin reer Argentine inuu kooxda leyliyo. Pochettino ayaa…

Pierre-Emerick Aubameyang Oo Bedelaya Antoine Griezmann

Share This Post

Pierre-Emerick Aubameyang ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu noqdo bedelka Antoine Griezmann ee Atletico Madrid. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Gabon ayaa xilli ciyaareed adag ku qaatay Westfalenstadion isagoo lagu heysto xaalad anshax, inkastoo uu dhaliyay 21 gool tartamada oo dhan. Wargeysyada  soo baxay bishii hore,…

Andres Iniesta: “Philippe Coutinho haduu ku biiro Barcelona waxay noqon laheed saxiix weyn”

Share This Post

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in ay noqon laheyd “mid weyn” hadii  ay Philippe Coutinho u saxiixo kooxda reer Spain mustaqbalka dhow. Coutinho, oo si aad ah loola xiriirinayay Barcelona, ​​ayaa dhowr jeyr dalab way ka gudbisay macalin Ernesto Valverde kooxdiisa xagaagii. Si kastaba ha…

Mario Balotelli: “Waxaan ku laabanayaa Manchester City “

Share This Post

Weeraryahanka kooxda AC Milan Mario Balotelli ayaa shaaca ka qaaday inuu weli jecel yahay Manchester City, islamarkaana uu ku faraxsanaan lahaa inuu kooxdiisii ​​hore u ciyaaro mar kale. 27 jirkaan ayaa inta badan lagu dhaleeceeyay xanaaq badan intii lagu jiray labada sano iyo bar ee garoonka Etihad Stadium, waxaana weli…

Manchester City Oo Ku Biirtay Tartanka Loogu Jiro Saxiixa Wilfried Zaha

Share This Post

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ku biirtay tartanka loogu jiro ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Crystal Palace Wilfried Zaha. Zaha oo qaab ciyaareedkiisii ​​dhowaan ka caawinayo Palace in ay soo fariisato booska 14aad, iyadoo weeraryahanka uu dhaliyay afar gool islamarkaana uu caawiyay seddex  12kii kulan ee ugu danbeysay. 25…

Kaka Oo Ka Fariistay Ciyaaraha

Share This Post

Ciyaaryahankii hore ee AC Milan iyo Real Madrid Kaka, oo ku guuleystay Koobka Adduunka ee Brazil 2002, ayaa ka fariistay ciyaaraha. 35 jirkaan, oo xirfadiisa ciyaareed kusoo bilowday Brazil isla markaana u so ciyaaray Sao Paulo, ayaa dhawaan la joogay kooxda Orlando City ee MLS. Kaka ayaa u ciyaaray kulankiisii…

Jose Mourinho: “Manchester United way u qalantay inay garaacdo West Bromwich Albion

Share This Post

Jose Mourinho ayaa sheegay in Manchester United ay aheyd kooxda ugu fiican, islamarkaana ay u qalantay in ay 2-1 ay kaga badiyeen West Bromwich Albion. Goolasha qeybtii hore ee Romelu Lukaku iyo Jesse Lingard ayaa Red Devils siiyay guusha kulankii Axada ee Premier League oo ka dhacday The Hawthorns. Si…