Home » Entries posted by Hafsa Haji (Page 2)

Chelsea Oo Dhameystirtay Saxiixa Ross Barkley

Share This Post

Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay lasoo saxiixatay ciyaaryahanka qadka dhexe ee Everton Ross Barkley heshiis shan sanno iyo bar ah. Warar soo baxayay ayaa sheegaya in Chelsea ay ku dhowdahay inay la soo wareegto ciyaaryahan  inta lagu jiro saacadaha kama dambeysta ah ee xagaagaan suuqa kala iibsiga, Barkley ayaana doorbidayay…

Philippe Coutinho & Mohamed Salah Oo Maqnaan Doonaan Kulanka Everton

Share This Post

Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in labada ciyaaryahan ee  Philippe Coutinho iyo Mohamed Salah ay dhaawacan ku seegi doonaan kulanka Liverpool ay la ciyaarayaan Everton wareega 3aad ee koobka FA Cup. Labada ciyaaryahan ayaa ka maqnaa kulankii  Burnley, waxaana ay sidoo kale ay maqnaan doonaan ciyaarta jimcaha ee  Merseyside…

Chelsea Oo £ 32.7m Ku Dooneysa Arturo Vidal

Share This Post

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay lasoo saxiixato ciyaaryahanka khadka dhexe ee Bayern Munich Arturo Vidal. Blues ayaa lala xiriiriyay Vidal horay, iyadoo tababare Antonio Conte uu la shaqeynayay ciyaaryahanka xiligii Juventus waxa uu doonayaa in xiddiga reer Chile Premier League. Sida laga soo xigtay Radio Colombia, Blues…

Maxay Tahay Sababta Uu Uga Haray Philippe Coutinho kooxda Liverpool Ee La Ciyaaraysa Burnley

Share This Post

Philippe Coutinho ayaanan la safrin kooxda Liverpool kulanka ay la ciyaarayaan Burnley iyadoo wararka xanta ah ay sheegayaan inuu ku biiri rabo Barcelona. Kooxda reer Catalan ayaa ceyrsaneysa kubadsameeyaha reer Brazil xagaagii dhawaa, inkastoo Liverpool ay diiday inay iska iibiso, laakiin warar ka imaanaya Spain ayaa soo jeediyay in heshiiska…

Barcelona Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbinayso Philippe Coutinho Isbuucaan

Share This Post

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay si rasmi ah ugu dhaqaaqi doonto kubadsameeyaha Liverpool Philippe Coutinho isbuuca oo furmaya suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Kooxda reer Catalan ayaa xiiso weyn uqabtay Coutinho, waxaana ay ku guuldareysatay seddex lacag oo l ay ku dooneyso ciyaaryahanka reer Brazil xagaagan, inkastoo ciyaaryahanka uu…

Gabriel Jesus Oo Jilibka Dhaawac Kasoo Gaaray

Share This Post

Weeraryahanka Manchester City Gabriel Jesus ayaa laga yaabaa inuu muddo dheer maqnaado ka dib markii dhaawac jilibka ah uu soo gaaray kulankii todobaadkan ee horyaalka Premier League  la ciyaareen Crystal Palace. Jesus ayaa si aad ah u dhacay daqiiqadii 11-aad ee kulankii  Selhurst Park, laakiin markii hore wuxuu isku dayay…

Karim Benzema Oo Dhaawac Garoomada Kaga Maqnaan Doono

Share This Post

Real Madrid ayaa xaqiijisay in Karim Benzema uu ka maqnaa tababarkii sabtida, sababtoo ah dhaawac muruqa ah oo soo gaaray isagoo maqnaan doono waqti aan la cayimin. 30 jirkaan ayaa ka maqnaa kooxda Los Blancos  tababarkii shalay, taasoo keentay in laga baahiyo warar la xiriira suuqa kala iibsiga bisha Janaayo…

Edinson Cavani: “Wax dhibaato ah kuma qabo Neymar”

Share This Post

Edinson Cavani ayaa sheegtay in wararka soo baxaya oo ku aadan in isaga iyo  Neymar uu ka jiro isku dhac xagooda ah in ay kaliya tahay is fahamwaa . Dhawaan ka dib markii lacag rikoor adduunka ah uu Neymar ugu dhaqaaqay Parc des Princes, labada ciyaaryahan ayaa ku dooday  rigoore…

Theo Walcott Oo Doorbidaya Inuu Arsenal Kaga Tago Amaah

Share This Post

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Arsenal ee Theo Walcott ayaa lagu soo waramayaa inuu diirada saarayo inuu heshiis amaah ah uga soo wareego Arsenal, halkii uu ka tagi lahaa heshiis joogto ah. Walcott ayaa hoos u dhacay ku yimid waqtigiisa Emirates Stadium, iyadoo 28 jirkaan uu ciyaaray kaliya 48 daqiiqo Premier…

Cristiano Ronaldo Oo Real Madrid Waydiistay Inay Ku Iibiso Qiimo Macquul Ah

Share This Post

Weeraryahanka Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu weydiistay Real Madrid inay ku iibiso lacag dhan £ 89m. Ronaldo ayaa qandaraaska u kordhiyay kooxda La Liga ilaa 2021, waxaana lagu burburin karaa 88 milyan ginni, laakiin xiddiga reer Portugal ayaa weli lala xiriirinayaa inuu ka tagayo Bernabeu iyadoo Manchester United…