Natiijada: Doorashada ka dhacday Kismaayo
Magaalada Kismaayo maanta waxaa dib uga bilowday Doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Doorashadan maanta ka dhacday Kismaayo ayaa waxaa lagu doortay Hal kursi oo keliya, waxaana ku soo baxay xildhibaan Cali Cismaan Xirsi (Cali Jowhar). Ergada ku sugan Magaalada kismaayo ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan. Magaalada […]
Continue Reading