Daawo:Kursigii 14aad aqalka hoose ee galmudug oo cadaado lagu doortay
Waxaa wali magaalada Cadaado ka sii soconaya doorashada xubnaha aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo loolanka musharixiinta iyo ololaha doorashadu ay ka sii socdaan magaalada. Ammaanka magaalada Cadaado ayaa ah mid aad loo adkeeyay, iyadoo laamaha ammaanku ay iska kaashanaayaan xasiloonida deegaanka inta lagu guda jiro waqtigan xasaasiga ah. maanta oo khamiis ah ayaa […]
Continue Reading