Meydka Nin ka tirsanaa al-Shabaab oo la soo bandhigay

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi gelinkii dambe ee shalay lagu soo bandhigay Meydka nin ka tirsan Shabaab. Ninkan Meydkiisa lagu soo bandhigay Afgooye ayaa la sheegay lagu dilay Dagaal habeen ka hor Ciidanka Dowladda iyo Shabaab ku dhexmaray Degmada Afgooye. Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka […]

Continue Reading

Cali Gaab oo ka hadlay amniga Hoteellada Muqdisho

Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) Taliyaha Hoggaanka Howlaha Booliska Soomaaliyeed horeyna u soo ahaa Taliyahii hore ee Ciidanka Booliska qaybta Gobolka Banaadir ayaa sheegay Ciidanka Dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa Booliska in ay isku howli doonaan sidii wax looga qaban lahaa ammaanka Hoteellada ku yaalla Magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) shacabka in […]

Continue Reading

NISA oo qabatay mooto qarax siday

Ciidamadda Nabbad sugidda qaranka ayaa gacanta ku dhigay mooto la sheegay inay saarnaayeen waxyaabaha qarxa oo la doonayay in la soo geliyaa magaalada Muqdisho. Ciidamadda ayaa ku qabtay mootadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida saraakiil hay’adda nabbad Sugidda ka tirsan ay xaqiijiyeen. Mootada oo ah midda loo yaqaan Dhugdhugley ayaa waxaa saarnaa jaakado […]

Continue Reading

Dowlada shiinaha oo qorsheynaysa wado tareen oo xiriirisa soomaaliya iyo kinya

Dowladda Shiinaha ayaa balaarineysa mashaariicdeeda dhisme ee ay ka wado wadamada ku yaala bariga qaarada Africa, waxaana ku baxaya malaayiin doolar. Sida uu baahiyay CNN TV , dowladda Shiinaha ayaa dooneysa inay dhisto wado tareen oo isku xireysa magaalada Kismaayo ee dalka Soomaaliya iyo degmada Lamu ee dalka Kenya. Bishii octobar ee sanadkii la soo […]

Continue Reading

Doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada waqooyi oo maanta kabilaabatay mudisho

Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobalada Waqooyi ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho waxaana la doortay ilaa iyo Lix xildhibaan, Iyadoo Xubnaha la doortay ay ka mitahay Muno Cumar Xasan oo ka tirsanayd Suxufiyiinta Warbaahinta Qaranka. Sidoo kale xubnaha la doortay waxaa ka mid ah xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo mudo badan ka soo tirsanaa […]

Continue Reading

SAWIRO:Xildhibaanada Galmudug oo laga hor istaagay furitaanka kalfadhigoodii maanta

Xildhibaan Duraan Cali Jaamac oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Galmudug uu maanta hor istaagay kala fadhigii ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug. Waxaa uu sheegay in kulanka Baarlamaanka looga hadli lahaa sidii xilka looga qaadi lahaa gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali […]

Continue Reading

nin ganacsadaa oo Sarkaal katirsanaa Laanta Canshuuraha Galmudug Gaalkacyo ku dilay

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Waaxda Canshuuraha Galmudug. Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi Jiray Maxamed Cali Gurey. Dilka ayaa yimid ka dib markii uu isku dayay in uu ka qaado Canshuur mid ah ka mid […]

Continue Reading

Ciidanka NISA oo lawareegay geerisho kadib qaraxii UNDP ee maanta

Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa 9 Qof u soo qabtay Qaraxii saakay lagu xiray Gaari ay leedahay Hay’adda UNDP-da, kaas oo ku dhex Qarxay Xarunta Hay’adda UNDP ee Qaramada Midoobey ay ku leedahay Magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya. Sidoo kale Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxa ay la wareegeen […]

Continue Reading

Laamaha amaanka dowlada oo wada diyaar garowga amniga doorashada

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa Saaka si weyn loo xoojiyey, iyadoo ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka la dhigay wadooyinka qaar iyo isgoysyada. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Saaka xiray Qaar ka mid ah Isgoysyada Muqdisho sida Isgoyska Taleex. Sidoo kale ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa baaritaano ku sameynaya Gawaarida dadweynaha . Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in ay […]

Continue Reading