Kenya oo dalbatay in dib loo dhigo dhagaysiga kiiska dacwada badda ee soomaaliya kala dhexeeya
Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u dalbatay in la hakiyo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya, kaasoo lagu wado in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ay bilowdo 9-ka bishan. Sida uu qoray wargeyska Dailynation ee ka soo baxay dalka Kenya, dowladda Kenya ayaa codsigeeda qiil uga dhigtay inay dooneyso in waqti ay […]
Continue Reading