ICJ oo dib udhigtay dhagaysiga dacwada badda
Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa ku dhawaaqday in muddo labo bilood dib loo dhigay dhageysiga dacwadda Badda ee u dhaxeeysa Soomaaliya iyo Kenya. Go’aanka Maxkamadda ayaa ka dambeeyay, kaddib markii Kenya ay dalbatay in dib loo dhigo dhageysiga dacwada oo loo balansanaa 9-ka bishan oo ku beegan Isniinta soo socota. Safiirka Soomaaliya u […]
Continue Reading