Koox Dabley ah oo xalay dil ka gaysatay muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay Suuqa Xaafada Arjantiin ee degmada Kaaraan nin dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka ku nool xaafadaas, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo. Wararka ayaa sheegaya in ninka la dilay uu ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugida, waxaana lagu magacaabi jiray Caddaawe Cabdulle Fareey, waxaana la sheegay in rag […]
Continue Reading