Jeesoow” Shacabka Kismaayo waa la Gumaystaa!
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa eedeyn kulul iyo dhaliilo waxa uu u jeediyey Madaxweynaha Mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), xilli Kismaayo uu ku sugan yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa sheegay in Axmed Madoobe uu ka haray Koox yar oo Al-Shabaab kasoo go’aday oo uu sheegay inay […]
Continue Reading