(Sawiro) Diyaar Garowga soo dhawaynta RW Khayre ee Kismaayo

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Magalada Kismaayo ay gaaraan wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kheyre ayaa dhawaan dib u dhigay safar uu ku tegi lahaa Kismaayo sababo la xiriira ka qeyb galka Aaska Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Dubai ee Wadanka […]

Continue Reading

All 157 passengers on board Ethiopian Airlines jet died in crash

An Ethiopian Airlines Boeing 737 crashed Sunday morning en route from Addis Ababa to Nairobi with 149 passengers and eight crew believed to be on board, Ethiopian Airlines said as Ethiopia’s prime minister offered condolences to passengers’ families. “We hereby confirm that our scheduled flight ET 302 from Addis Ababa to Nairobi was involved in […]

Continue Reading

Kenya Oo Laga Yaabo Inay Ka Baxdo Dacwaddii Muranka Xuduud-Baddeedka Kala Dhexeya Somalia

Wargeyska The East African ee ka soo baxa Nairobi ayaa isweydiiyey in laga yaabo inay Dowladda Kenya ka baxdo Dacwadda Muranka Xuduud-baddeedka kala dhexeeya Somalia ee hor taalla Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ee ku taalla magaalladda The Hague ee dalka Holland. Wargeyska waxa uu qoray inay Kenya ku guul-daraysatay inay dalalka Deriska iyo Beesha Caalamka helaan Xal Saaxiibtinimo oo […]

Continue Reading

(Sawirro) Kulamo Kismaayo uga socda DF iyo Jubaland

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlad gobaleedka Jubaland. Kulanka ayaa looga hadlay adkaynta wada shaqaynta wasaaradaha Jubaland iyo wasaaradaha federaalka si loo fududeeyo loona daadejiyo howlaha dawladda ee lagu dhaqan geliyo halbeegyada tubaha qaranka. Shirka ay yeesheen […]

Continue Reading

Maydka Wasiirkii Dastuurka Somalia oo Maanta Aas Qaran loo Samaynayo

Meydka Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh  Jibriil ee dhawaan ku geeriyooday Magaalada Abu Dabia ee wadanka isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee Maanta la keeno  Magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Dastuurka ayaa shalay waxa ay xaiqijiyeen in isla Maanta meydka Wasiirka Aas Qaran loogu sameynayo Magalada muqdisho,isla […]

Continue Reading

Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo Maanta xiran

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireen Wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho, Iyaga oo u diidaya inay isticmaalan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo gaadiidka ay wataan mas’uuliyiinta Dowladda. Wadooyinka ay Ciidamada Xireen ayaa waxaa ka mid ah laga bilaabo Isgoyska Ex-koontorool Afgooye iyo Isgoyska Sayidka,isla markaana Gaadiidka dadka Shacab ah ay wataan […]

Continue Reading

(Sawirro) Imaaraadka oo si heer sare ah u soo dhaweeyay Muusa Biixi

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa si heer sare ah loogu Soo dhaweeyey madaarka magaalada Abu Dubai Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya qaar ka mid ah golahiisa wasiirada. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa la filayaa in madaxda Imaaraadka ay ka wada hadlaan dhameystirka arrinta ku saabsan heshiiska DP World. […]

Continue Reading

(Sawirro) Ole-ole Nadaafadeed oo ka socda Godinlabe.

Ole olahaan lagu Doonayo in lagu soo celiyo Bilicda iyo Nadaafada Magaalada Godinlabe ee Gobolka Galgaduud ayaan Maanta si Rasmi ah ug bilowday Xaafadda Waabari oo Dadka qaar u yaqaanaan Xafaadda Kaxda. Barnaamijkaan waxaa isku Xilqaamay Ururka Haweenka Godinlabe ee Al-Raxma, waxaana kala qayb qaataan Gudoomiye ku Xigeenka Dagmada C/Salaan Axmed Mire, iyo Ardayda Schoolka […]

Continue Reading

Meydka ruux dhalinyaro ah oo lagu arkay Muqdisho

Meydka wiil dhalinyaro ah ayaa Saaka lagu arkay Wadada Makah Al-Mukaramah ee Muqdisho gaar ahaan luuqa Hotelka Kuwait Plaza Degmada Waaberi. Ciidanka Booliska ayaa saakay halkaasi ka qaaday meydka wiilkaan dhalinyaradda ah, waxaana loo qaaday xarunta dambi baarista ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Dadka goobaha Ganacsiyadda ku leh goobta ayaa sheegay in wiilkaan korkiisa aysan ka muuqan […]

Continue Reading