Gabar 14 jir oo Maxkamad ka Dacweysay Nin Aabaheed ku qasbay
Dhacdadaan oo ugub ah ayaa waxaa ay ka dhacday Magalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka sool, kadib markii Xaawa Cabdi Aadan oo 14 jir ah ay Maxkamada degmadaasi ka dacweysay Aabaheed oo si qasab ah ugu guuriyey Nin ka da’weyn. Ninka ayaa xilliga uu Aabaheed u guurinayay waxa ay aheyd sanadkii 2015kii xilligaas oo ay jirtay […]
Continue Reading