Taliska Booliska oo shaaciyey inay qabteen Xubno ka tirsan Shabaab & waxyaabaha qarxa
Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Guute Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in howlgalladii ugu dambeeyey ay sameeyeen Ciidamada Booliska Soomaaliya ay kusoo qabteen Xubno ka tirsan Shabaab,sidoo kalen ay fashiliyeen qaraxyo. Shir Jaraa’id oo ay ku qabatay Magalada Muqdisho ayaa waxa ay ku sheegtay in deegaanka Ceelasha Biyaha laga soo qabtay hub farabadan,sida Bambooyin, […]
Continue Reading