Alshabaab oo gubay gaari Dhuxul siday

Wararka laga helayo deegaano hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta barqadii xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay gubeen Gaari dhuxul u soo waday Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in Gaariga uu dhuxusha ka keenay deegaano kale oo ka tirsan Shabeellaha dhexe,waxaana xilliga la gubayey uu mareyey […]

Continue Reading

Naafada Xoogga Dalka oo Markale ku banaanbaxay Madaxtooyada

Qaar ka mid ah Ciidamadii hore ee ku Naafoobay Dagaalkii 1977 dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya, ayaa maanta markale waxa ay Banaan-bax ka hor dhigayaan Irida laga galo Madaxtooyadda Soomaaliya. Ciidamada Banaan-baxa dhigaya ayaa tilmaamay iney ka cabanayaan in mudo 5 bilood ah aysan Dowladda wax mushaar ah aysan siinin. Dhinaca kale Todobaadadii la soo dhaafay […]

Continue Reading

Wasiir Beyle oo hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Bangiga Aduunka

Agaasinka Fulinta ee Bangiga Aduunka ayaa Madaxweynaha Bankiga ee shanta sano soo aadan u doortay David R. Malpass. Guddiga Agaasinka Bangiga Aduunka ayaa waraysi ay la yeesheen kadib u doortay inuu noqdo Malpass Madaxweynaha Bangiga Aduunka iyaga oo u rajeeyay inuu hirgaliyo howlaha iyo himilooyinka Bangiga. Mr Malpass muddo xileedkiisa waxaa ka bilaabanya maanta oo ku […]

Continue Reading

Ciidamada Amniga oo Howlgal ka sameeyey Muqdisho

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa waxaa xalay ay howlgallo ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolkan Banaadir, howlgalkaas oo ahaa mid amniga lagu xaqiijinayey sida ay horay u sheegeen laamaha Amniga Soomaaliya. Ciidamada ayaa howlgalka waxaa ay sigaar ah uga sameeyeen Xaafada suuqa Xoolaha qeybta degmada Yaaqshiid, iyaga oo Guryaha qaar baaritaano ku sameynayay, […]

Continue Reading

Howlgallo Dad lagu qabqabtay oo laga sameeyey Muqdisho iyo duleedkeeda

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka tirsan MagaladaMmuqdisho iyo deegaanka Ceelasha Biyaha. Ciidamada ayaa baaritaano guri guri ah waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmooyinka Hodan, Howl-Wadaag iyo Warta-Nabada,waxaana siweyn looga dareemay howlgalkaas Magalada Muqdisho. Sidoo kale Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howlgal waxa ay ka […]

Continue Reading

Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta baaqday iyo kulama socda

Waxaa maanta oo isniin ah baaqday shirkii Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee ka dhici lahaa  xarunta golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho. Wali sii rasmii ah loma ogaa sababta keentay baaqashaday kulanka baarlamaanka Somalia hase ahaate ila xog ogaal ah ayaa sheegay ay baaqashada ay usababtahay guddoonka baarlamaanka Somalia oo wada dadaalo lagu doonayo in lagu […]

Continue Reading

Eng Yariisow oo si Dadban u weeraray Golaha Shacabka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in wixii ka dhacay Golaha Shacabka aysan dhici laheyn hadii Xildhibaanada Maalintii Jimcaha aheyd ay ka qeyb geli lahaayeen tartankii Orodka gaaban ee lagu qabtay Muqdisho. Waxa uu sheegay in dalkaan looga baahan yahay xasilooni siyaasadeed,isla markaana siyaasiyinta laga doonayo inay ogaadaan […]

Continue Reading

Shirka Golayaasha sharci dejinta oo ka furmaya Garoowe

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ka furmo Shirka Shanaad ee Golayaasha sharci dejinta ee dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Shalay waxaa Garoowe gaaray gudoomiye kuxigeenka 2aad ee golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad iyo guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Maamulada, Jubbaland , Koonfur Galbeed iyo hHr-Shabeelle, waxaana warar soo […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Magacaabay Wasiiro Cusub

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu magacaabay 3 wasiir, waxaana wasiiradan ka mid ah Saalax Axmed Jaamac inuu noqdo Wasiirka Dastuurka, Saalax ayaa horay u hayay xilka Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. Fowziyo Maxamed Sheekh ayaa loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Biyaha oo ahaa mid banaanaa, waxaa horay xilkaas isaga casilay C/casiis […]

Continue Reading

Maamulka Hir-Shabeelle oo digniin u diray Hay’adaha Samafalka

Wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka Maamul goboleedka Hirshabelle Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim”Daqare” ayaa sheegay in baaritaan uu sameeyey Maamulka Hir-Shabeelle lagu xaqiijiyey in Hay’adaha qaarkood ay musuq maasuq ku sameeyeen deeqaha loogu talo galay dadka Beeraleyda ah. Waxa uu sheegay in looga digayo Madaxda Hay’daha samafalka inay musuq maasuqaan deeqaha loogu talo galay Beeraleyda […]

Continue Reading