Madaxda Laamaha Amniga oo baarlamaanka hortagaya

Wararka Maanta

Maanta ayaa lagu waddaa in ay baarlamaanka hortaggaan Madaxda Laamaha Amniga dowladda Soomaaliya si wax looga weydiiyo Ammaanka Muqdisho oo sii xumaanaya.

Wasiiradda Amniga, Difaaca, Taliyeyaasha Ciidamada Booliska , NISA iyo xoogga ayaa looga yeeray Baarlamaanka sidda uu horay u sheegay Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa su’aallo weydiin doona Mas’uuliyiinta Laamaha Amniga oo aan wali hortagin baarlamaanka bilooyinkii ugu dambeeyay.

Aragtidaada ka dhiibo