Hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela oo Madaxweyne loo aqoonsaday

Waxaa cirka isku sii shareereysa xiisadda u dhaxaysa dowladda Venezuela iyo dalka Mareykanka. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela Juan Guaidó uu u aqoonsan yahay madaxweynaha ku meel gaarka ah. Hadalka Mareykanka ayaa yimid kaddib markii 35-sano-jirkaasi uu shalay caasimadda Venezuela ee Caracas kaga dhawaaqay inuu yahay ku simaha madaxweynaha. Qaar […]

Continue Reading

Sh. Shariif “Awood la’aanta dowlada hadda Joogta ayaa igu dhalisay inaan markale siyaasadda ku soo laabto.”

Sheekh Shariif Sheekh Axmed hogaamiyaha xisbiga Himilo Qaran, ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo wareysi siiyey  wargeys kasoo baxa dalka Kenya ee The Standard ayaa ka hadlay waxyaabo badan oo ku saabsan Xaaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb ka tahay dagaalka lagula jiro ururka Al-Shabaab. Waxaa uu sheegay inuu markale u tartami doono xilka Madaxweynaha Soomaaliya […]

Continue Reading

Banaanbax Ka dhacay Dhuusamareeb

Banaanbax looga soo horjeedo Tacadiyada gaar ahaan kufsiga ka dhaca degaanada Galmudug ayaa maanta ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug. Ardayda Iskuullada iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda aya qeyb qaatay Banaanbaxa, waxaana ay sheegeen in ay ka xun yihiin tacadiyadda loo geysto dumarka. Banaanbaxaan ayaa yimid ka dib markii la sheegay in […]

Continue Reading

ONLF calls for Ethiopia government to respect the wishes and dignity of the Somali people

ONLF Press Release January 23, 2019 The Somali people in the Somali regional state(Ogaden) have a legal right to manage their political affairs and full self-rule upheld both by the Ethiopian constitution and international law. The most fundamental tenet of these entitlements is the right to choose their own leaders. Furthermore, Premier Abiy has promised […]

Continue Reading

Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Soomaali Oo Lagu Xiray Turkiga

Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu Agency ayaa sheegtay inay Ciiddanka Ammaanka qaadeen Hawlgal Guud oo lagu soo qabtay ugu yaraan 178 Tahriibayaal shisheeye ah. Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in hawlgalkaasi laga sameeyey Goballo ku yaalla W/galbeed ee dalkaasi, iyadoo lagu soo qabtay Tahriibayaal si sifo aan sharci ahayn ku soo galay ama kaga sii […]

Continue Reading

Akhri Magaca Masuul goordhow lagu toogtay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa Barqanimadii Maanta waxa ay Xaafada Al-baraka ee degmada Hodan Gobolkan Banaadir ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya. Mas’uulka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cabdi Maxamed Cosoble(Cabdi Madoobe),waxana la sheegay in kooxaha hubeysan ay toogteen xilli uu ka baxayay hooygiisa,isla markaana uu watay Gaari,kadibna ay baxsadeen. Qaar […]

Continue Reading