Xasan Shiikh” Dalku uma baahna Gacan bir ah ee waa inuu helaa Sharuuc adag
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD ayaa sheegay in dalka oo gacan adag lagu qabto laga dhax-lay dhibaatooyin badan oo maanta dalka ka jira. Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in bulshadda Soomaaliyeed ay Ogaadaan in aan loo baahneyn in Shaqsiyaad in ay dalka ku qabtaan gacan adag, laakiinse […]
Continue Reading