Saameyn intee la eg ayuu Siyaasadda ku leeyahay Axmed Shide?
Waxaa baraha bulshada aad looga hadal hayaa Axmed Shide oo ah guddoomiyaha xisbiga Dimoqraadiga ee Shacabka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo ay wararku sheegayaan in uu khilaaf soo kala dhex-galay isaga iyo madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida. Haddaba waa kuma Axmed Shide? Axmed Shide waxaa uu culuunta maareynta kheyraadka iyo xallinta khilaafaadka kusoo bartay mac-had ku […]
Continue Reading