Ander Herrera Oo Waqti Dheer Sii Joogaayo Manchester United
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Ander Herrera ayaa lagu soo waramayaa inuu diyaar u yahay inuu mustaqbalkiisa u hibeeyo kooxda muddo dheer, inkastoo ay xiiseyneyso kooxda reer Spain ee Barcelona. 28-jirkaan ayaa kooxda Manchester United xilli ciyaareedkan waxaana uu ku soo bilowday hal kulan isagoo dhamaan ka soo muuqday seddex jeer. Barcelona ayaa lagu […]
Continue Reading