Kolo Toure Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ciyaaraha Ka Fariistay Islamarkaana Si Dhakhso Ah Ugu Biiray Shaqaalaha Kooxda Celtic
Celtic ayaa ku dhawaaqday in Kolo Toure uu la shaqeyn doono macalin Brendan Rodgers isagoo qeyb ka ah shaqaalihiisa kooxda,waxa uuna ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha kubada cagta. 36 jirkaan ayaa 17 kulan u saftay kooxda Bhoys tartamada oo dhan xilli ciyaareedkii hore, oo ay ku jiraan sagaal jeer oo ay ku guuleysteen guushoodii […]
Continue Reading