Aaron Ramsey Oo Noqon Kara kabtanka Xiga Ee Arsenal
Arsene Wenger ayaa aaminsan in Aaron Ramsey uu heysto tayo badan oo looga baahan yahay inuu noqdo kabtanka cusub ee Arsenal. Kabtanka haatan Per Mertesacker ayaa durbadiiba ku dhawaaqay inuu doonayo inuu ciyaaraha ka fadhiisto dhamaadka xilli ciyaareedkan, halka uu ku xigeenkiisa Laurent Koscielny uu 32 jirsaday horaantii bishaan. Ramsey, oo Arsenal ku biiray isagoo […]
Continue Reading