Sawirro: Dhalinyaro biyo dhaamin ka saameeyey deegaano hoostaga Cadaado

Deeq ay iska soo ururiyeen dhalinyarada kasoo jeeda degmada Cadaado ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa biyo dhaamin loogu sameeyey dad abaartu saameysay ee ku dhaqan tuulooyin hoos yimaada degmada Cadaado. Dhalinyaradan ayaa deeqdaan waxaa wakiil uga ahaa Muumim Maxamuud Barre oo ka tirsan dhalinyarada Cadaado, waxaana qeybinta gacan ka geystay dhalinyarada Cadaado. Tuulada Bacaha […]

Continue Reading

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Madaxweyne Farmaajo (Sawirro)

Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka GALMUDUG Maxamed Xashi Cabdi ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyda Ferdraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo . Kullankan oo ka dhacay aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya, ujeedka kulan lagu sheegay inuu ahaa Sidii loo dardar galin lahaa Doorshada Madaxweyneha GALMUDUG Iyo sidoo kale Sidii Dowlada Dhexe […]

Continue Reading

Sawirro: Dhalinyarada Galkacyo oo doortay guddoon cusub

Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa shalay waxaa ka dhacay doorashada guddoon cusub oo uu yeesho ururka dhalinyarada degmada Galkacyo. Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka socday maamulka , dhalinyarada degmada iyo marti sharaf kale. Guddoomiyaha dhalinyarada Galkacyo waxaa ku tartamay Suldaan Cabdi Jaamac iyo Shariif Maxamuud Sahal, waxaana ku guuleystay gudoomiyanimada […]

Continue Reading

Formaajow abaaro iyo alalaas ka la daa!

Formaajow abaaro iyo alalaas ka la daa! Intii u mashxaradday, u maansootay, u muduharaadday, u muraadday ama u muraaqootay ku ma jirin, sida mar walba mid loogu maamuuso wax uusan mudnayn. Si walba, 28/02/2017 Formaajo waxa uu sheegay, in abaarta dalka ka jirta ay aad u weyn tahay, heer uu iclaanshay, in MUSIIBO QARAB ay […]

Continue Reading

Daawo Fadeexad: Yaa saxiixay Heshiiska Saldhiga ciidanka Imaaraatka ee Berbera

Waxaan idiin soo gudbinayaa waraysiga aqoonyahan Abdisalam Haji Ismail uu siiyey Dalkar TV ee Columbus Ohio. Waraysigu wuxuu ifinayaa: 1. Halista uu leeyahay saldhiga Milatery ee Berbera, 2. Yaa saxeexay heshiiska, 3. Heshiisku waxa uu qorayo maxaa loo qariyey. 4. Somalia wax maka ogayd heshiiskan, 5. Maxaa keenay uin hadda la boobsiiyo, 6. Sidee looga horgegi karaa

Continue Reading

Xarunta Dhaqan celinta Shabaabka oo laga Furay Kismaayo (Sawirro)

Xarun loogu talagalay in lagu dhaqan celiyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa laga hirgeliyay magaalada Kismaayo. Hirgelinta xaruntan waxaa si wadajir ah isaga kaashaday hay`adda Rule of Law Security Institutions Group (ROLSIG) oo ah hay`ad hoos tagta xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee UNSOM iyo safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya. Xaruntan waxaa si rasmi ah xarigga uga jaray madaxweyne ku […]

Continue Reading

Sawirro: Ciidamada Puntland oo soo bandhigay gaari siday walxaha qarxa

Taliska Ciidamada ammaanka Puntland ayaa waxa ay war ka soo saareen Gaari Walxaha Qarxa siday oo dhowaan lagu qabtay Duleedka Magaalada Gaalkacyo. Gaarigan siday Walxaha Qarxa ayaa nuuciisa waxa uu ahaa nuuca Soomaalida ay u taqaano Candha-meedlaha, isagoo isaga kala gooshi jiray Magaalooyinka Boosaaso iyo Beledweyne, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka. Taliska Ciidamada ammaanka ee Puntland […]

Continue Reading