Sawirro: Dhalinyaro biyo dhaamin ka saameeyey deegaano hoostaga Cadaado

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

Deeq ay iska soo ururiyeen dhalinyarada kasoo jeeda degmada Cadaado ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa biyo dhaamin loogu sameeyey dad abaartu saameysay ee ku dhaqan tuulooyin hoos yimaada degmada Cadaado.

Dhalinyaradan ayaa deeqdaan waxaa wakiil uga ahaa Muumim Maxamuud Barre oo ka tirsan dhalinyarada Cadaado, waxaana qeybinta gacan ka geystay dhalinyarada Cadaado.

Tuulada Bacaha ee ku dhow xuduuda itoobiya ayay gaarsiiyeen 200 Fuusto, halka tuulada Qofsaar ay gaarsiiyeen 220 fuusto.

Dhalinyaradan ayaa deeqo isugu jira daawooyin, cunno iyo biyo horey u gaarsiiyey deegaano hoos taga Cadaado, waxaana isku xilqaameen in ay intii ay awoodaan gaarsiiyaan dadka iyo duunyada abaartu saameysay.
received_385583598480950 received_385583175147659 received_385581358481174 received_385581128481197 received_385581131814530 received_385581111814532 received_385580455147931 received_385581028481207 received_385581131814530 received_385580288481281 received_385580208481289 received_385580115147965