Circling The Square In Somalia

Somalia is headed to the right direction. But ‘right direction’ doesn’t mean a path free of pitfalls and clear of landmines. A new President who inspired renewed sense of optimism within the Somali people has been elected by the parliament. In his inauguration speech, the new President—Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo)—has highlighted the direction that he […]

Continue Reading

ISKA KAY ILLOW UMA XIISIN JACAYLKAAGII…..

ISKA KAY ILOOW UMA XIISIN JACAYLKAAGII….. Goor sheegtadu waxaay ahayd 3:00pm galabnimo xili salaada casir la adimaayey waxaan kasoo baxay gurigeyga anigoo kusii wajahan goob aan markaas wax barasho u aadaayey intii aan jidka kusii socday waxaa iga hor timid gabar aan markaas isla dhigano iskoolka isku fasalna ahayn iyo wiilaal markaas la socday Salaam […]

Continue Reading

Ra’iisulwasaare Kheyre oo maanta xilka la wareegay (Sawirro)

Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, waxaana goob joog ka ahaa xubnaha golaha Wasiirada ee xilka sii heyn doona inta laga soo magacaabayo gole wasiiro oo cusub. Ra’iisal Wasaarihii hore mudane […]

Continue Reading

Dab ka kacay Suuqa Buuloxuubeey

Wararka aan ka helayno xaafada Buula-xuubey ee Degmada Wadajir gaar ahaan Guri Villa ah oo ka soo horjeeda suuqa Buula-xuubey  ayaa goor dhow waxaa ka kacay Dab xoogan, sida ay inoo sheegeen saraakiil ka tirsan kooxda Dab damiska. Koox ka trisan Gaadiidka Dab damiska Gobolka Banaadir oo ka baxay xaruntooda ayaa waxa ay gaareen goobta […]

Continue Reading

Leaked – Uproar over plans for Egypt-UAE military base in Somaliland

Leaked – Uproar over plans for Egypt-UAE military base in Somaliland (Africa Intelligence)-The prospect of an Emirati military base in Berbera  has brought regional tensions into sharp focus. The existing version of the treaty between Somaliland and UAE authorities is only partial. On Feb. 15 MPs from the opposition Wadani party violently manifested their refusal […]

Continue Reading

XUKUUMAD QIRO WAYN OO QIIRO MARAN AHAYN KHEYRRE SOO DHIS!-W/Q: Osman H Hussein.

XUKUUMAD QIRO WAYN OO QIIRO MARAN AHAYN KHEYRRE SOO DHIS!-W/Q: Osman H Hussein. ka gadaal Muddo labo asbuuc oo loo hanbalyo iyo dabaaldagyo ku aaddan doorashadii madaxwaynenimo ee dalka ka dhacday 8-da febraayo, maalin kadib caleema saarkiisii waxaa uu madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ra’iisal wasaare u soo magacaabay mudane Xasan Cali Kheyrre. […]

Continue Reading

Prof C/qaadir Shirwac oo isku sharaxay Madaxweynaha Galmudug

Professor Cabdulqaadir Maxamed Shirwac ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqay inuu u sharaxan yahay jagada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Prof Shirwac ayaa kusoo biiraya Musharixiin u taagan qabashada hoggaanka ugu sareeya dowlad goboleedka Galmudug. Munaasabada ku dhawaaqista Musharaxnimada Prof Shirwac ayaa ka dhacday hotelka Karmel ee magaalada Muqdisho, Mr. Shirwac ayaa ka mid ah asaasayaashii […]

Continue Reading

Qarax gaari oo maanta Muqdisho ka dhacay

Waxaa duhurnimadii maanta Qarax gaari lagu soo xiray uu ka dhacay  degmada Dharkeenley gobolka Benaadir, waxaana qaraxan lasoo sheegayaa in uu ka dhashay khasaaro dhimasho. Qaraxa ayaa haleelay gaari nuuciisu ahaa Kaarib, waxaana wararka aan heleyno sheegayaan in qaraxa uu ahaa nuuca gaadiidka lagu xiro, waxaana gaarigaasi la sheegay in ay la socdeen ciidamo katirsan […]

Continue Reading