Madaxweyne Farmaajo oo safar ku tagaya Galkacyo iyo Cadaado

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaal Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu safar ku tago magaalooyinka Galkacyo iyo Cadaado. Madaxweyne Farmaajo ayaa 19 bishan tagaya Galkacyo si uu xal ugu helo colaadda ka dhex aloosan maamulada Galmudug iyo Puntland, oo wada maamula Magaalada Galkacyo. Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay Galkacyo Madaxda labada dhinac […]

Continue Reading

Sawirro: gabadh 7 jir oo la gowracay oo laga helay duleedka Cadaado

Dhacdo ugub ah ayaa galabta lagu arkay xaafada Karaama Magaalada Cadaado, gabadh 7 oo gowracan laga helay duleedka xaafadaas, gabadhaan yarta ah ayaa dhaawacyo culus jirkooda ka muuqday. Ciidanka ammaanka ayaa baaritaan kadib soo xiray laba haween oo lagu eedeyey inay falkaan geysteen, waxaana bulshada xaafada falku ka dhacay bilaabeen rabshado inkastoo ay ciidamadu kala […]

Continue Reading

Sawirro: Askari ka tirsan ilaalaha Abandulaha Xoogga dalka oo qof rayid ah ku dilay Muqdisho

Askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta nin dhalinyaro ah ku dilay laami yaraha Zoope magaalada Muqdisho, Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdisalaan Daahir Dhadeey. lama oga sababta uu u dilay Marxuumka, waxaana askariga dilka geystay uu ka tirsan yahay ilaalada Abaanduulaha Xoogga dalka S/Guuto Cali Baashi Maxamed. Ciidamada Dowlada oo goobta soo […]

Continue Reading

Dib u Milicso Mustaqbalka Villa Somalia

Dib u Milicso Mustaqbalka Villa Somalia Laga soo billaabo Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf Axmed, Guddoomiye Shariif Xasan iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi, ku xiji Nuur-Cadde, Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, Saacid Shirdoon, Cabdiweli Shiikh, Cumar Cabdirashiid iyo qaar kale oo Wasiirro u badan Madaxda Sare ee dalka soo martay intooda badan inta aanay xilka qaban waxay […]

Continue Reading

Bukaano Shuban soo ritay oo la dhigay isbitaalka Cadaado

Saacadihii u dambeeyey ayaa bukaano uu soo ritay cudurka shubanka la dhigay isbitaalka ee degmada Cadaado, bukaanadan ayaa badankooda laga keenay tuulada Iidoole ee hoostagta Cadaado. Sida ay inoo xaqiijiyeen dhakhaatiirta isbitaalka, ilaa xalay waxaa isbitaalka la keenay 26 bukaan ah, kuwaas oo lala tacaalayo xaaladooda caafimaad. Dhankale dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in hal […]

Continue Reading

Shil gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Wadada 21-ka October ee demada Waabari ee magaalada Muqdisho waxaa goordhow  ka dhacay Shil Gaari oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac kadib markii ay isku dhaceen gaari xamuul ah iyo Noah oo marayey wadadaasi. Khasaaraha ka dhashay shilkaas ayaa lagu sheegay in ay ku dhinteen laba ruux,islamarkaana uu dhaawac soo gaaray Qofkale. Wadada uu Shilka […]

Continue Reading

Sawirro: Ardayda Dugsiga Hayaan-Cadaado oo deeq raashin ah gaarsiiyey dad Naafo ah

Ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare Hayaan qeybta Cadaado ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyey qaar ka mid Naafada ku nool magaalada Cadaado. Deeqdan raashinka ayay iska soo aruuriyeen ardayda, waxaana maamulaha dugsiga Macalin Sahal ku wareejiyey dalada Naafada Gobolada Dhexe. Naafada deeqdaan la gaarsiiyey ayaa ka mahad celiyey, waxay sheegeen in ay tahay deeqdii ugu […]

Continue Reading

Formaajoow; QAARAAN QARAN maanta oo kale ayuu qumman yahay!

Formaajoow; QAARAAN QARAN maanta oo kale ayuu qumman yahay!   Maxamad Cabdullaahi “Formaajo” waa siyaasigii ugu horreeyey, ee inta bulsho Soomaaliyeed dhextaga yiri; “ii QAARAAMA lacag aan LAALUUSH ahaan ugu baxsho ololaha doorashada!” indha iyo qalbi adayag la mid ah, wali waa ii dhimmanaa. Dhaqan UGUB ku ah siyaasadda iyo loollankeeda, haddana, dadku u arkay […]

Continue Reading

Khilaaf Siyaasadeed oo dhex curtay Soomaaliya iyo imaaraatka

Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in ay u yeertay Safiirkeeda u fadhiyay Soomaaliya Maxamed Cusmaan Al-Xamaadi, wararka ayaa intaa ku daraya in sababta u yeerashada safiirka ay tahay dowladda Soomaaliya oo imaaraatka ka dalbaday joojinta saldhiga Mialteri ee Imaaraadka Carabta ka dhisaneyso magaalada Berbera ee maamulka Somaliland. Safiir Maxamed Cusmaan ayaa shalay gaaray magaalada Abudhabi, […]

Continue Reading