Sawirro Hobyo: 328 Qoys danyar ah oo Raashin la siiyey
Deeq raashin qallalan ah ayaa loo qeybiyey 328 qoys oo ku nool degmada Hobyo oo ah qaar ka mid dadka abaartu saameysay, deeqdaan ayaa waxaa bixiyey hay’ada Mercy USA, waxaana loogu talagalay inay ku afuraan qoysaskaas danyarta ah. Deeqda ayaa isugu jirtay nuucyo kala duwan ee raashinka, waxay ku soo aaday xilli ay u baahnaayeen […]
Continue Reading