War-Saxaafadeed: Shirka Golaha Wasiiradda Galmudug
Madaxtooyada Dowladda Galmudug War –Saxaafadeed Tix: XGWDGGM/25/2017 8th June 2017 Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulanka Khamiis laha ah ee Xukuumada ku yeeshay xarunta Madaxtoyada Dowlada Galmudug ee Cadaado waxaana shir gudoominayay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlada Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey). Kulanka Waxaa diirada lagu saaray arimo ay ka mid yihiin Amniga, Abaaraha, Dib […]
Continue Reading