Golaha wasiiradda dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Galmudug magaalada Cadaado.
Shirkaan ayaa looga dooday qorshaha dib u heshiisiinta 2017-2019, waxaana wasaaradda dastuurka iyo dib u heshiisiinta ayaa soo bandhigta qorshaha dib u heshiisiinta, waxaana gabagabadii shirka kasoo baxay warsaxafadadeedka hoos ku qoran.
