Dowladda oo Qabatay Amiirkii Amniyaadka Alshabaab gobolka Banaadir

Dawladda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada amniga ay howlgal ay ka sameeyeeen suuqa bakaaraha ee Muqidsho ay ku qabteen madaxii Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir C/Wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun). Bayaan kasoo baxay wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayuu ku sheegay in howlgalkan uu ahaa mid […]

Continue Reading

Sawirro: Dil lagu xukumay ninkii dilay Cabaas Siraaji

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday ragii loo heystay in ay ka dambeeyeen dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Cabaas C/laahi Sh. Siraaji oo ahaa wasiiirkii howlaha guud iyo dib udhiska xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Gudoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalbaka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamadda…. Taariikhdu markay […]

Continue Reading

MADAXWEYNE BALLANQAADKAAGII BEENOW!

MADAXWEYNE BALLANQAADKAAGII BEENOW! Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi farmaajo oo qeyb ka ahaa musharixiintii madaxweynaha dalka ayaa horaantii sanadkan baarlamaanka Soomaaliya ka hor jeediyay khudbad uu uga duwanaa musharixiinta badankood taasoo muwaadiniin badani u arkeen inuu iyaga u hadlayo,kana turjumayo baahidooda rasmiga ah ee xiligaas ka jirtay dalka. .MUXUU SHEEGAY? in eysan jiri […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay weerarkii Pizza House

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlayay weerarkii ay xalay kooxda argagixisada ah ee Al Shabaab ay ku qaadeen Pizza House. Madaxweynaha oo la hadlayay Warbaahinta dowladda ayaa yiri “Waxan ka tacsiyaynayaa dadkii xalay ku geeriyooday weerarkii naxariis darrada ahaa ee kooxda Al Shabaab ay ka geysteen goobo ay dadka shacabka ah isugu […]

Continue Reading

Golaha Ammaanka oo kordhiyey waqtiga UNSOM

Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay kordhinayaan howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM, waxaana la gaarsiinayaa ilaa 31-ka bisha March 2018-ka. Qaraaar tirsigiisu yahay 2,358 soona baxay 2017 ayey golaha waxa ay hoosta kaga xariiqeen muhiimada uu leeyahay taageerida hanaanka geedi socodka siyaasadeed ee Soomaaliya, lana wanaajinayo xiriirka ka dhaxeeya howlgalka iyo bulshada […]

Continue Reading

Sawirro: Dacwadii dilka Marxuum Cabaas Siraaji oo lasoo gabagabeeyey

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad la xariirtay Dilkii Allaha Unaxariiste Marxuum x wasiir/xildhibaan Cabaas Cabdullaahi Sh Siraaji. 03-May sanadkan ayaa mid kamid ah ilaala la socotay hanti-dhowrihii guud ee qaranka Dr Nuur faarax uu sababsaday inuu galaafto nolosha Marxuum Cabaas Cabdullaahi Sh Siraaji oo ahaa wasiirkii howlaha guud kana tirsanaa baar-lamaanka […]

Continue Reading

Sawirro: Dhismaha Barlamaanka Galmudug oo la dhagax dhigay

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo wasiir ku xigeenka Howlaha Guud Galmudug Axmed Ilkacase ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug. Mashruuca dhismahan ayaa waxaa maalgalinaya UNDP, waxaana la filayaa in muddo kooban dhismuhu kusoo idlaado. Dhismahaan ayaa ka kooban xafiisyo iyo hoolka shirarka barlamaanka, […]

Continue Reading