Daawo: Madaxda Galmudug oo Booqday isbitaalka Guud Cadaado

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir, wasiiro iyo xildhibaano ayaa booqasho ku tagay isbitaalka guud Cadaado, oo ah isbitaalka ugu baaxadda weyn deegaanada Galmudug. Masuuliyiintaan ayaa kormeeray qeybaha isbitaalka. Isbitaalkan ayaa waxaa taakuleeya Hay’adda SAVE THE CHILDREN, Qurbojoogta deegaaanka iyo Bulshada Cadaado, waxaana maamul ahaan hoos tagaa wasaaradda caafimaadka […]

Continue Reading

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo si kulul u weeraray Xildhibaanada Federaalka

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan Cismaan Masagawaa ayaa si kulul loogu weeraray xildhibaanada Federaalka ku matala Galmudug. War-Saxaafadeed Warqadda lagu baahiyey baraha bulshada oo ku taariikhaysan 28 May 2018, ujeedadeeduna ahayd caddayn mawqifka aqlabiyadda xildhibaanada iyo senotorada qaranka ee laga soo doorto Dowlad Goboleedka Galmudug ee ku aadan xaaladda khilaafka Galmudug […]

Continue Reading

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun ku diray Rag loo heysto Weerarkii Hotel Naasa Hablood

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidmada Qalabka Sida ayaa ku dhawaaqday Xukunka Dacwad ciqaabeedkii loo heystay Eedeysanayaasha kala ah Farxaan Maxamed Samatar, Cabdi naasir Dhaqane Xasan iyo Abshir Maxamed Xaaji Buule, kuwaasoo Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada  Qalabka sida ku eedeysay Dambiyada kala ah inay ka mid ahaayeen Urur Hubeysan oo lid ku ah Awoodaha Qaranka (Qaran […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Nairobi (Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo saaka ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha oo wafdigiisa ay ka mid yihiin Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda iyo Saraakiil Ciidan ayaa waxaa garoonka Jommo Kenyatta kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Monica Juma iyo Sii-hayaha […]

Continue Reading

M. Xaashi iyo Cali Gacal oo aqbalay Dhexdhexaadinta Dowladda Federaalka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa warqad ay u direen wasiirka Arimaha Gudaha DFS waxa ay ku sheegeen in ay aqabaleen baaqii wasiirka ee ahaa la dhexdhexaadiyo Madaxda Galmudug, xalna loo helo tabashada beelaha Galmudug. Labadan Masuul oo ku sugan Magaalada Cadaado ayaa hogaaminaya garab ka […]

Continue Reading

Daawo: Cadaado oo laga dhagax dhigay Xarunta Barlamaanka Galmudug

Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa maanta si wadajir ah maanta Magaalada Cadaado uga  dhagax dhigay xarunta Barlamaanka Galmudug. Masuuliyiinta oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dhawaan la bilaabi doono dhismaha xarunta barlamaanka Galmudug, iyagoo ugu baaqay bulshada Galmudug in ay ka qeyb qaataan dhismaha xaruntaan […]

Continue Reading