Madaxda Hirshabelle iyo Koofurgalbeed oo Muqdisho yimid (Sawirro)

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare Koofurgalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kadib markii ay maalmihii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi. Madaxdan ayaa waxaa garoonka Caalamiga ah Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Xubno ka tirsan labada gole […]

Continue Reading

New Somali Business Fund Creates Jobs

Sahal, a dairy farmer, is CEO of Bovine Industry, an urban dairy farm in central Mogadishu. The company cross-breeds Somali cattle with Jersey cattle to produce higher-quality milk. “Mogadishu is the only capital in the world where you can’t buy fresh milk,” Sahal said. “How can a country that exports the most livestock in the […]

Continue Reading

“MA DOORAN LAAKIIN MACAANKEEDII BUU DAREEMEY”

Cabdisalaan Maxamed Yaasiin (Sadiiq) Markuu dhameystey Dugsiga Sare ayaa isaga  iyo Waalidkiis isku afgarteen in uu sii wato Waxbarashadiisa  ilaa Heer Jamaacadeed, wuxuuna  isaga iyo Waalidkii isku raaceen in uu galo Jaamacadaha ku yaal Magaalada Muqdisho. Markii uu galey Imtixaankii Qabuulka ee Jaamacadda Ummada, ayaa wuxuu  Gudbistey Codsigiisa ahaa in uu barto Dhaqaalaha  ama Beeraha hase yeeshee,yadiiladaas aad bay ugu  weyneyd […]

Continue Reading

Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiisyo (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddo laba cisho ah booqasho ku joogay dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxda Dalkaasi. Mudane Amb. Ahmed Isse Awad  waxa uu la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, iyagoo ka wada […]

Continue Reading

Axmed Madoobe oo la kulmay Guddiyada Dastuurka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Gudiga madaxa banaan ee Dastuurka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Gudiga la socodka dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa labada gudi kula […]

Continue Reading

Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo saaka xiran

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho, waxaana arrintan aad u hadal haya shacabka Soomaaliyeed. Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Isgoysyada Sanca, Darjiinka iyo kuwo kale, waxaana xiritaanka wadooyinkan ay bilowdeen shalay, wadooyinka la xiray waxaa si aad ah u isticmaala shacabka. Illaa hadda lama oga sababta […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey Hindise Sharciyeedyo Muhiim ah (Sawirro)

Shirka Golloha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Muadane Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dambiyadda Kufsiga iyo Hindise Sharciyeedka Nakhshadeynta Magaalooyinka Soomaaliya. Sidoo kalana waxaa warbixino kala duwan laga dhagaystay qaar kamid ah gollaha wasiiradda iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Ugu horeyn, Wasiirka amniga Gudaha Mudane Maxmed Abuukar […]

Continue Reading