Daawo: Waxgaradka Cadaado ka jawaabay hadalkii Xaaf

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxgarad Cadaado ayaa ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Xaaf ee ahaa in Cadaado joogaan Alshabaab. Sidoo kale kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir, Wasiiro iyo xildhibaano.