Wasiirka Cusub Howlaha Guud DFS oo xilka la wareegay (Sawirro)

Waxaa maanta xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ka dhacday xaflad xil wareejin ah, uu xilka kula wareegay Wasiirka cusub ee Wasaradda Hawlaha Guud mudane, Xildhibaan. C/fataax Maxamed Ibraahin (Geesay), waxa wareejiyey Wasiirkii hore mudane Saadiq Cabdullaahi Cabdi. Xilwareejintaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisulwasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Guuleed, Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Xaamud iyo shaqaalaha […]

Continue Reading

AU urges external actors to refrain from action that may undermine progress in Somalia

The chairperson of the African Union (AU) Commission, Moussa Faki Mahamat, expressed concern on Sunday over increasing instances of external interference by non-African actors in Somalia’s internal affairs. This threatens to disrupt the peace-building and state-building efforts currently underway in Somalia, Faki said during his meeting at the AU headquarters in the Ethiopian capital with […]

Continue Reading

Spain oo badbaadisay 400 oo tahriibayaal Afrikaan ah

Ciidamada Badda ee Dalka Spain ayaa badbaadiyay 408 tahriibayaal ah oo ku safrayay marinka Khatarta badan ee Badda dhexe (Mediterranean Sea) kuwaasoo dabayaaqadii Todobaadkan kasoo ambabaxy Waqooyiga Afrika. Howl wadeennada ayaa sheegay inay 115 Qof ku qabteen halka lagu Magacaabo Gibraltar,  xilli ay ku safrayeen Shan Doonyood oo yar yar ah Axaddii Shalay ahayd Maalin […]

Continue Reading

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadistii lagu sameeyay

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa ka soo hor-jeestay xilka qaadistii uu shalay gelinkii dambe uu ku sameeyay Madaxweyne Farmaajo, isagoo caddeeyay in aan loo marin hab sharciga waafaqsan. Guddoomiye Iidle oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in Dastuurka uu caddeynayo inay kala madax banaan yihiin Hey’addaha Fulinta, Garsoorka iyo […]

Continue Reading

Xildhibaanada DFS ee laga soo doorto Galmudug oo Cadeeyey Mowqifkooda khilaafka Madaxda Galmudug

Xildhibaannada Labada aqal ee laga soo doorto Galmudug ayaa qoraal kasoo saaray khilaafka ka dhaxeeya madaxda sare ee Galmudug, iyaga oo dhanka kalena talooyin soo jeediyey. Xildhibaannadan ayaa kulamo ku yeeshay magaalada Muqdisho 24/27 May 2018, waxaana ay ku lafa gureen khilaafkan iyo sida ugu wanaagsan ee lagu xallinkaro. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka mudanayaashan: […]

Continue Reading

Bulshada Hobyo oo ka shiray Horumarka Magaalada (Sawirro)

Guddiga xaafadda Magaalada Hobyo iyo Ururka Dhalinyarada ayaa maanta ka shiray sidii loo horumarin lahaa Magaalada Hobyo, oo ah Magaalo qadiimi ah oo dib u dhac badan ka soo gaaray colaadihii soo maray. Kullankan ayaa waxaa soo abaabulay ururka Dhalinyarada Hobyo, oo dhawaan doortay hoggaan cusub. Hoggaanka cusub ee ururka dhalinyarada ayaa dardar ku wada […]

Continue Reading

Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax-dhigay dhismaha Waddo Laami ah (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo dhagax-dhigay wadada Jaalle Siyaad ee dhex marta Degmooyinka Dharkiinley iyo Wadajir ayaa boggaadiyey isku-tashiga bulshada deegaanku ay ku dhisayaan jidadka Caasimadda. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka hor dhagax-dhigga kulan la qaatay odayaasha iyo waxgaradka Degmada Dharkiinley, waxayna isla garteen muhiimadda ay leedahay dhismaha […]

Continue Reading

Waa Kuma Gudoomiyaha Cusub Maxkamadda Sare Soomaaliya?

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Ibraahim Iidle suleymaan , waxaana xilkaas u magacaabay Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed. Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa horay u ahaa Agaasimaha fulinta ee Xarunta dhexe ee Xisbiga Waddani, Sidoo kale wuxuu soo noqday agaasimaha Shaqada iyo Arrimaha bulshada Maamulka Somaliland. Waxaa […]

Continue Reading

Daawo: Xildhibaano Maanta soo gaaray Cadaado

Qaar ka mid ah Xildhibaanda Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado, kadib markii shalay Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir uu ugu baaqay in ay yimaadaan Cadaado si howlahooda shaqo u gada galaan. Xildhibaanada Yimid ayaa waxaa wehliyey Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Galmudug, iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay Afhayeenka […]

Continue Reading

SALKA KHILAAFKA GALMUDUG W/Q: Ilyaas M. Xuseen

SALKA KHILAAFKA GALMUDUG Si loo fahmo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Galmudug waa in la fahmaa horta yaa ishaya maxaase laysku hayaa?. Galmudug tan iyo heshiiskii lala galey Ahlusuna iyo qaabkii heshiiskaa loo dhameystirey waxaa ka yimid cabashooyin ay qabaan beello dega Galmudug oo aamminsan in lagu tuntey Dastuurkii Galmudug beelluhu ku heshiiyeen iyo awood […]

Continue Reading