Daawo: Guddiga Golaha Barlamaanka Galmudug oo Cadaado ku shiray

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Guddiga joogtada Barlamaanka Galmudug ayaa shir ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Cadaado waxa ay uga hadleen ajendayaasha kalafadhiga Barlamaanka ee la filayo inuu dhawaan furmo, sidoo kale waxa ay ka warbixiyeen howlaha maalmahaan Barlamaanka u qabsoomay.