Manchester United Oo Dhamaystirtay Saxiixa Da’yarka Kooxda Espanyol

  Manchester United ayaa dhameystirtay saxiixa Arnau Puigmal oo ka soo jeeda Espanyol, iyadoo ciyaaryahanka reer Spain ee 18 jirada  uu ku shaaciyay  heshiiskan bartiisa Instagram. 16 jirkaan ayaa qandaraaska la saxiixday Red Devils bishii July, laakiin heshiiskaan ayaan lagu dhawaaqin. Inkastoo United aysan weli xaqiijinin heshiiska, xiddiga qadka dhexe ayaa taageerayaashiisa la wadaagay sawir […]

Continue Reading

Frank Lampard Oo Gabi Ahaanba Soo Gabagabeyay Waayihiisa Ciyaareed

ciyaartoygii hore ee kooxaha West Ham, Chelsea, Manchester City iyo xulka England Frank Lampard ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba uu ka fariistay kubada cagta. Lampard oo qarankiisa kasoo muuqday 106 kulan ayaa ka tagay kooxda New York City  bishii November kadib markii uu ka dhacay qandaraaskiisa. qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku xaqiijiyay […]

Continue Reading

Henrikh Mkhitaryan Oo Ku Dhawaaday Inuu Ku Biiro Liverpool Laakiin Waxaa Ka Hor Istaagay Jurgen Klopp

xidiga khadka dhexe ee kooxda Manchester United Henrikh Mkhitaryan ayaa shaaca ka qaaday inuu ku dhawaaday inuu ku biiro Liverpool markii uu macalin ka ahaa tababare Brendan Rodgers. 27-sano jirkaan oo qeyb ka ah kooxda kaga hortagayso naadiga  Merseyside garoonka  Old Trafford maanta, ayaa diirada u saarnaa tababarihii hore Reds  markii uu joogay Shakhtar Donetsk. si kastaba ha ahaate, Jurgen Klopp […]

Continue Reading

Wolfsburg Oo Xaqiijisay In Julian Draxler Uu Ku Biiraayo Paris Saint-Germain

Wolfsburg ayaa xaqiijisay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Julian Draxler uu ku biiri doona kooxda Paris Saint-Germain marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. PSG iyo Arsenal ayaa Labada  si xoogan loola xiriirinaayey inay lasoo wareegaan xiddiga Jarmalka, laakiin kooxda Bundesliga ayaa ku dhawaaqday in 23-sano jirkaan uu ugu  biiri doono Paris lacag lagu sheegay […]

Continue Reading

Frank Lampard Oo Bisha Soo Socota Mustaqbalkiisa Go’aan Ka Gaaraya

Frank Lampard ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax go’aan ah oo la xiriira mustaqbalkiisa ciyareed gaari doonin ilaa iyo bisha Janaayo. Ciyaaryahankii hore ee Chelsea ayaa haatan  koox la’aan ah, laakiin waxa  lala xiriirinayay inuu ku biiro kooxo dhowr ah bilowgii 2017. Si kastaba ha ahaatee, Lampard ayaa shaaca ka qaaday in wax kasta ay u dhacayaan […]

Continue Reading