Thibaut Courtois Oo Doonayo Inuu U Dhaqaaqo Real Madrid
Goolhayaha Chelsea Thibaut Courtois ayaa lagu soo waramayaa inuu isha ku haayo inuu biiro kooxda Real Madrid dhamaadka xilli ciyaareedkan. Horaantii todobaadkan, waxaa la sheegay in Los Blancos ay wadahadalo la yeelatay goolhayaha heerka caalami ee dalka Belgium, kaasoo muhiim u ah Chelsea oo hogaanka u haysa Premier League xilli ciyaareedkan. Bishii September, 24-sano jirkaan, […]
Continue Reading