Julian Draxler Oo Doonayay Barcelona Halkii Uu kaga Biiri Lahaa Arsenal

Julian Draxler ayaa si gaar ah ugu sheegay saaxiibadiisa Jarmalka inuu doonayo inuu ku biiro Barcelona xagaagaan, sida laga soo xigtay wargeysyada Spain. 23 jirkaan ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Arsenal maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga, iyadoo wararka soo baxaya ay sheegayaan in kooxda Arsene Wenger ay weydiisatay Paris […]

Continue Reading

Alex Oxlade-Chamberlain Oo Tababarkii Ugu Horeeyay La Qaatay Liverpool

Alex Oxlade-Chamberlain ayaa markii ugu horeysay tababar la qaatay kooxdiisa cusub ee Liverpool. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa dhameystiray heshiiskii uu ugu wareegaayo Anfield dhamaadkii suuqa kala iibsiga, isagoo heshiis 40 milyan ginni uga soo wareegay Arsenal. Oxlade-Chamberlain ayaa ku maqnaa waajibaad caalami ee xulkiisa, laakiin wuxuu ku biiray saaxiibadiisa cusub ee Melwood […]

Continue Reading

David de Gea Oo Waydiistay Ramos Inuu Ka Caawiyo Inuu Ku Biiro Real Madrid

Goolhayaha Manchester United David de Gea ayaa lagu soo waramayaa inuusan rajeyneynin inuu u saxiixo Real Madrid ka dib markii uu weydiistay saaxiibkiisa Spain Sergio Ramos inuu ka caawiyo inay u dhaqaaqaan saxiixiisa. 26 jirkaan ayaa diirada u saaran Los Blancos, isagoo ku dhawaaday inuu u wareeego inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga laakiin midaas […]

Continue Reading

Xidigaha Xulka Brazil Ee Ka Ciyaara Premier League Oo Dib Ugu Soo Laabtay England

Chelsea, Liverpool iyo Manchester City ayaa si wadajir ah xiddigahooda qadka dhexe ee reer South America  dib ugu soo laabanayaan England si ay u helaan waqti badan oo ay ku diyaar garoobaan kulamada isbuucaan ee Premier League. Diyaarad gaar ah ayaa soo wada qaaday  Willian, Roberto Firmino, Philippe Coutinho, Gabriel Jesus, Fernandinho iyo Ederson si […]

Continue Reading

Robin van Persie Oo Garoomada Ka Maqnaan Doona Mudo Dheer

Weeraryahanka kooxda Fenerbahce Robin van Persie ayaa lagu soo waramayaa inuu hal sanno ka maqnaanayo garoomada ka dib markii uu dhaawac jilibka kasoo gaaray intii lagu jiray waajibaad xulkiisa. Xiddigii hore ee Arsenal iyo Manchester United ayaa ku soo laabtay Netherlands markii ugu horeysay labo sano  isbuucii hore. Si kastaba ha ahaatee, 34 jirkaan ayaa […]

Continue Reading