Mukhtar Ali Oo Amaah Ugu Dhaqaaqay Vitesse

Ciyaaraha

Untitled

Chelsea ayaa xaqiijisatay in xidiga khadka dhexe ee Mukhtar Ali uu amaaha ahaan ugu dhaqaaq naadiga ree Holland ee Vitesse.
Ali, oo 19-sano jir ah ayaa ku biiray kooxda horyaalka Eredivisie ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Warbixin la soo dhigay website Chelsea ayaa si rasmi ah loogu xaqiijiyay in kubad sameeyaha asal ahaan ka soo jeeda soomaalia uu amaah ugu dhaqaaday Vitesse.

Chelsea si joogto ah ciyaartoyda amaah ahaan ugu dirta  Vitesse Iyadoo xagaaga dirtay Matt Miazga, Lewis Baker iyo Nathan .

W/D Hafsa Haaji