Wasiirka Cusub ee Arimaha Dibadda oo Muqdisho soo gaaray

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay xildhibaano, maamulka gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiinta ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda. Magaalada Muqdisho ayaa lagu waddaa in maanta lagu dhaariyo Wasiirka iyo sidoo kale labo Wasiir oo […]

Continue Reading

Xildhibaan Si Kulul u weeraray Xisbiyada Mucaaradka ku ah Dowladda Farmaajo

Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo ka mid ah xubnaha aadka ugu dhow Madaxweyne Farmaajo, kana mid ahaa xubnihii u ololeynayay xilligii doorashada ayaa sheegay in aanu dalka ka jirin xisbiyo siyaasadeed oo rasmi ah. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu si kulul uga jawaabay war si wadajir ah u soo saareen Xisbiyo ay ku […]

Continue Reading

Gedo:Shir Muhiim ah oo kuso Gabangaboobay Dooloow(Sawirro)

In ka badan 150 ergo, oo ka kala socota degmooyinka Gobolka Gedo, ayaa magaalada Dooloow ee Maamulka Jubbaland, waxaa ugu soo gabagaboobay shir Wadatashi iyo Gorfeynta Khilaafaadka Nabadda iyo dib u heshiisiinta Gobolka Gedo. Waxaa shirka soo qabanqaabiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad goboleedka Jubbaland, oo kaashanaysa hey’adda TIS+. Waxuuna noqonayaa Shirkii ugu horeeyay ee Nuucaana ee […]

Continue Reading

Taliska Booliska Shabeelada Dhexe oo Soo Bandhigay eedaymo loo Haysto Wariye Shaashaa

Taliyaha ciidamada Booliska Qeybta gobolka Sh/dhexe Col Aadan Yarow Xuseen ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xariga weriye  Cabdishakuur Shaashaa oo maalintii tobanaad ku xiran saldhigga Booliska Degmada Jowhar. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay saldhigga booliska degmada Jowhar Col Aadan Yarow Xuseen ayaa ku sheegay in weriye Cabdishakur Shaashaa uusan u xirneyn arrimo saxaafadeed […]

Continue Reading

Socdaalkii Madaxwayne Farmaajo ee Puntland oo Markale baaqday.

Safarkii Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulahi Farmaajo ee Puntland ayaa Markale Dib u dhacay Maanta lamana Sheegin Sababta  keentay inuu markale baaqdo Madaxweynahu. Magaalada Garawe ayaa waxaa laga dareemayaa qabanqaabada soo dhaweynta wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed farmaajo, kaasi oo lagu wado inuu booqasho ku tago halkaasi maalinta biri ah Wararka laga helayo […]

Continue Reading

Xaalad Nolol Xumo oo laga soo sheegayo Degmada Xudur ee G/Bakool

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo socdaal ku maray deegaanno kamid ah gobolka Bakool ayaa ka deyriyey xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta gobolkaasi. Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan mudanayaasha aqalka sare ee Baarlamaanka, sidoo kalena kamid ah xildhibaannada socdaalka ku maraya Bakool ayaa isaga oo ku sugan degmada Xudur wuxuu tilmaamay iney […]

Continue Reading

Maxuu RW Khayre ka yiri Bosaska Banaan ee Taliyeyaasha NISA Iyo Booliska

Xasan Cali Khayre Ra’iisal Wasaaraha Somaliya ayaa wuxuu ka hadlay sababta loo magacaabi la’yahay Taliyeyaasha Nabad Suggida Iyo Booliska Somaliya. Khayre ayaa wuxuu sheegay muhiimada inaysan aheyn magacaabis, balse ay tahay inay shaqada socoto, iyadoo la eegaayo dadka la jaanqaadi kara nidaamka dowliga ah ee hadda jira. “Muhiimada ma’ahan in Taliye la magacaabo, muhiimada waxa […]

Continue Reading