Muqdisho Askar ku Geeriyootay Qarax Miino
Gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidamada dowlada somaliya ayaa qarax miino lagula eegtay nawaaxiga siinka dheer ee duleedka magaalada muqdisho. Qaraxa ayaa Waxaa ku geeriyooday sedax ka mid ah ciidamadii lasocday gaariga cabdi bilaha ah ee qaraxa lala beegsaday, halka askari kale uu soo gaaray dhaawac aad u daran. Markii uu dhacay qaraxa miinada […]
Continue Reading