Faa-Faahin:Wararkii Ugu Danbeeyay Dad lagu Toogtay Muqdisho iyo Afgooye

Dabley hubeysan ayaa xalay xaafada Koodka ee degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen laba dhalinyaro oo la sheegay in ay ka mid ahaayeen dhalinyarada xaafadaasi. Raggii dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta ay dilka ka geysteen, kahor inta aysan halkasi soo gaarin Ciidamo hubeysan oo wata Gaadiidka dagaalka, kuwaasi oo halkaasi ka […]

Continue Reading

AMISOM oo Qarax lagula eegtay Sh Hoose

Mid kamid ah gaadiidka dagaalka ciidamada AMISOM ayaa saaka ay miino kula qaraxday iyagoo marayay meelu dhexeysa degmada Baraawo iyo Buulo Mareer ee gobolka Sh/hoose Dhawaaqa qaraxa ayaa si aad ah looga maqlay degmooyin iyo degaano ka tirsan gobalka Sh/hoose iyadoo sidoo kale la maqlay rasaas xoog leh oo dhacaysa Shabaab oo weerarkan uga hadlay […]

Continue Reading

Wasiir Juxa Iyo Wafdi uu hor kacayo oo u kuurgalaya Xiisada Baled-Xaawo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa , Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Senataro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale oo Shalay Galinkii Danbe Gaaray Demooyinka Doolay iyo Baledxaawo ayaa xalay kulamo la qaatay mas’uuliyiinta iyo shacabka Beledxaawo. Kulamadan ayaa looga hadlay xiisad ka taagan Beledxaawo ee u dhaxeysa Ciidamada Dowladda Kenya iyo Shacabka Beledxaawo. […]

Continue Reading

Akhriso:Qorshaha Xukuumadda Khayre ee Sanadka Cusub

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya sanadka cusub ee 2018-ka qorsheyneyso iney ku talaabsato Horumaro la taaban karo oo shacabka Soomaaliyeed ay u riyaaqi doonaan. Wuxuu sheegay Wasiir Yariisow in sanadka 2018-ka u qorsheysan tahay Dowladda Soomaaliya hirgelinta nidaamka doorashooyinka sida shuruucda, xisbiyada, […]

Continue Reading

Raiisal Wasaare Khayre oo xalay gurigiisa ku booqday Senator Cabdi Qaybdiid

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre oo booqday  hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu ka xun yahay falka halkaasi ka dhacay. Ujeedka booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa la xiriirtay in uu la qeybsado dareenka ka dhashey falkii lagu weeraray gurigiisa Mudane Cabdi Qeybdiid. Ra’iisul Wasaaraha ayaa […]

Continue Reading

Akhriso:Tirada Soomaalida Lagu Dilay K/Africa Sanadkii 2017

Dalka Koofur Afrika ayaa sanadkii la soo dhaafay ee 2017 waxaa lagu diley muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradoodu gaareyso 137 ruux halka 74 kalana ay dhaawacyo soo gaareen. Soomaalida lagu diley wadanka Koofur Afrika ayaa waxa ay badankood ahaayeen dhalinyaro ganacsato ah iyadoo dilalkan loogu geysey goobo ganacsi sida uu sheegay guddoomiyaha jaaliyada Soomaaliyeed ee wadanka […]

Continue Reading

Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi oo xalay kormeeray ciidamada ku sugan duleedka Muqdisho

Guddoomiyaha maamulka Gobalka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ahna duqa magaalada Muqdisho  ayaa xalay saqdii dhexe booqday xarumaha ciidamada dowlada ee deegaanka siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Thaabit duqa magaalada Muqdisho ayaa xaalada ciidamadaas ka wareystey saraakiisha mas’uulka ka ah ciidamada halkaa ku sugan waxayna saraakiisha warbixin ka siiyeen xaalada amni ee wadada ugu muhiimsan […]

Continue Reading