Sergio Aguero Oo Ka Maqnaanaayo Xulka Argentina

Ciyaaraha

_90961809_sergio

Weeraryahan Sergio Aguero ayaa-lagu qasbay in uu ka maqnaado waajibaadka xulkiisa Argentina Sababtoo ah dhaawac kubka ah.

Argentina ayaa la ciyaarayaan  isreebreebka koobka adduunka xulalka Uruguay iyo Venezuela bisha  September,  weeraryahanka ayaa ka maqnaan doona kulamadan qarankiisa ciyaarayaan.

Inta lagu jiray kulankii City ay 3-1 kaga badiyeen West Ham United , 28-sano jirkaan waxaa soo gaaray dhaawac yar  isagoo badal  uu ku bixiyay Tababaraha kooxda Pep Guardiola.

 

Comments are closed.