SAWIRO: Bastian Schweinsteiger Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxda Koowaad

Ciyaaraha

39e90cf800000578-0-image-a-63_1477914650984

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Bastian Schweinsteiger ayaa u muuqda in lagu soo dhaweeyay mar kale kooxda koowaad ka dib  labo bilood  markii la masaafuriyey.

39c58e4000000578-0-image-a-50_1477914064249

ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa waxay u ekeed in uusan mar dambe  mustaqbal ku laheen garoonka Old Trafford markii tababare Jose Mourinho uu ka saaray kooxdiisa markii tababaraha reer Portugal uu bedelay Louis van Gaal  xagaagan.

39e9150200000578-3889542-rooney_sported_a_snood_during_the_session_as_united_prepare_to_f-a-4_1477917575052

Dhawaan waxaa la sheegay in 32-sano jirkaan, kaasoo iska diiday ka tago kooxda xagaagan, ayaa lagu ganaaxay kooxda juunyeerka in uu la ciyaaro.

39e90c9b00000578-3889542-mourinho_briefs_his_players_as_he_looks_to_help_them_return_to_w-a-2_1477917574891

Si kastaba ha ahaatee, sawirada ay soo dhigeen  bogga rasmiga ah ee United ku leedahay Twitter ka ayaa muujinayay in  Schweinsteiger uu ka qeyb qaadanaya tababarka naadiga intiisa kale oo ka mid ah ciyaartoyda kooxda koowaad ka hor kulanka Europa League ee Fenerbahce khamiista.

39e9116900000578-3889542-united_s_players_listen_to_instructions_as_they_trained_at_carri-a-1_1477917574838

39e9113700000578-3889542-image-a-78_1477915372961  39e90e4200000578-3889542-image-a-70_1477914956135

 

W\D Hafsa Haaji

Comments are closed.