Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xilka ka qaaday Maareeyihii Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Maxamed Abukar Ma’da oo xilkan hayay muddo 8 bilood, waxaana xilkaas loo magacaabay Abwaan C/qaadir Cabdi Yuusuf “Shubbe”.
Hadaba halkaan ka aqriso warqadda xil ka qaadista Mareerayaha.