Laba kursi oo maanta lagu doortay Cadaado

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa goordhow ku soo gabangaboobay magaalada Cadaado doorashada laba kursi oo ay ku tartamayeen haween kaliya.

Kursiga 26-aad beesha Shiikhaal loobage Tolweyne

Waxaa ku guuleysatay Maryan maxamed xuseen oo heshay 48 cod.

Kursiga 27-aad Saruur wacdaan
Waxaa ku guuleysatay Maryan Xaaji cabdi Geedi oo heshay 48 cod.

Waxaana hadda la aaday qado, iyadoo la filayo in galabta la doorto  kursiga beesha Gaabane/Saleebaan, maalinimada beri ah ayaa la saadaalinayaa inuu dhici doonto doorashada kursiga ugu adag oo ay ku tartamayaan labada Musharax Saabir Nuur Shuuriye iyo Sh. C/qaadir Cali Cumar oo ku tartamaya kursiga beesha Heysow/Saleebaan.

Wixii soo kordha nagala soco www.ceelhuur.com

Comments are closed.